Xildhibaan Kennedy Agyapong oo qaatay Diinta Islaamka Magac cusubna la baxay

Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka dalka Ghana ayaa qaatay diinta Islaamka, isaga oo la baxay magac cusub oo ah Shiikh Osman, sida laga soo xigtay Ghana Web. Xildhibaanka, oo horay loogu yeeri jiray Kennedy Agyapong ayaa sheegay inuu qaatay Islaamka markii uu ogaaday inay tahay diin ka hadasha nabadda iyo jaceylka. Wuxuu ka taariikhooday qisada saaxiibadii … Continue reading Xildhibaan Kennedy Agyapong oo qaatay Diinta Islaamka Magac cusubna la baxay